Qaramada Midoobay oo digniin adag ka soo saartay doorashooyinka sanadka 2020

Warbixin ay soo saartay QM ayaa Dowladda Soomaaliya ku boorisay inay qaado talaabooyin xaqiijinaya in doorashadda soo socota ee dalka ka dhaceysa sanadka 2020 aysan hareyn xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. QM ayaa ka digeysa inay soo laabtaan xadgudubyo la sheegay inay dhaceen Doorashooyinkii dhacay sanadka 2016 iyo 2017. “Amaan xumada, Tabaryarida hayadaha Cadaaladda … Continue reading Qaramada Midoobay oo digniin adag ka soo saartay doorashooyinka sanadka 2020